Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa goordhaw kasoo degay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, kadib safar uu maalmihii lasoo dhaafay ugu maqnaa dalka dibadiisa. Maxamed Mural Garoonka Aadan Cadde waxaa kusoo dhaweeyay  Gudoomiye kuxigeenka koobaad iyo kan labaad ee golaha Shacabka iyo Xildhibaano badan oo isugu jira mucaarad iyo muxaafid … Continue reading Gudoomiyaha Golaha Shacabka oo si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho